Qarax miino oo goor dhaw ka dhacay naaaaxiga Xarunta Degmada Dayniile ama halka loo yaqaan Guutaale ayaa gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Qaraxaan ayaa wararkii ugu danbeysay  waxay sheegayaan In lala eegtay gaari uu la socday taliyaha nabad sugida  degmada Dayniile C/raxmaan Cali waqooyi.

Wararku waxay intaas ku darayaan in qorshuhu ahaa in Taliyaha lagu dilo balse uu ka badbaaday isku deygaasi.

Advertisement

dhanka kale waxaa qaraxa ku dhintay 2 ruux oo midi askari ahaa halka kan kalana uu ahaa shacab wadada marayay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here