HomeCiyaarahaHalyeeyadii Afrika oo galabta ka anbabaxay Muqdisho

Halyeeyadii Afrika oo galabta ka anbabaxay Muqdisho

Wafdigii Halyeeyadii Afrika ayaa galabta ka anbabaxay Muqdisho kadib markii uu u soo dhamaaday socdaalkii ay ku joogeen Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa sagootiyay, masuuliyiinta iyo halyeeyadii kubadda cagta, isagoo uga mahadceliyay ka qeybgalka iyo doorkii muuqday ee ay ka qaateen kulamadkii muhiimka ahaa ee dhawaan ka dhacay caasimadda

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -