HomeWarkiiWasiir Dowlada ka tirsan oo kala cadeeyay siyaasiyiinta lagu casuumi doono gogosha...

Wasiir Dowlada ka tirsan oo kala cadeeyay siyaasiyiinta lagu casuumi doono gogosha Madaxweynaha

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiiru Dowlaha arimaha dibada Somalia Cali Balcad ayaa sharaxaad ka bixiyay siyaasiyiinta lagu casuumi doono gogosha uu dhigay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud .

Cali Balcad wuxuu sheegay in siyaasiyiinta la casuumi doono ay ka mid yihiin madaxdii dalka xilalka ka soo qabatay Madaxweyne,Ra’iisulwasaare ama Gudoomiye Baarlamaan kuwaasoo  laga dhageysan doono fikirkooda.

Cali Balcad sidoo kale maamul Goboleedyada ayuu sheegay in lagu casuumi doono inkastoo waqtiga shirka uusan sheegin.

Halkaan ka daawo muuqaalka Wasiiru Dowlada arimaha dibada:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -