HomeCiyaarahaDEG DEG: Wasiirka Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubada cagta oo shaaciyay inay Muqdisho...

DEG DEG: Wasiirka Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubada cagta oo shaaciyay inay Muqdisho ku soo wajahan yihiin Ciyaartoyda ugu caansan Qaarada Afrika

May be an image of 2 people, dais, newsroom and text that says "MALIF EbEKEE CИ OT con FIFA SFF 1"Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, iyo Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhowaan dalka ay booqasho ku imaan doonaan madax ka socda FIFA iyo CAF, iyo sidoo kale qaar ka mid ah ciyaartoydii ugu saamaynta badnaa taariikhda kubadda cagta Afrika.

Ciyaartooyda caanka ah ee la filayo inay yimaadaan Muqdisho waxaa ka mid ah:
1. Samuel Eto’o
2. Emmanuel Adebayor
3. Jay-Jay Okocha

Sidoo kale, halyeeyadan (legends) kubadda cagta ayaa ciyaari doona kulanka saaxiibtinimo oo dhici doona, kaas oo lagu qaban doono Garoonka Muqdisho Stadium.

Booqashadan iyo kulanka saaxiibtinimada ah ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu dhiirrigelinayo isdhexgalka ciyaaraha iyo kor u qaadidda magaca Soomaaliya ee ciyaaraha caalamiga ah.

May be an image of 2 people, dais, newsroom and text that says "ELEBEES и cont"May be an image of 1 person, beard, playing football, playing American football, newsroom and textMay be an image of 1 person, dais and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -