HomeWarkiiXasan Cali Kheyre muxuu kala hadlay wakiilka Qaramada Midoobe

Xasan Cali Kheyre muxuu kala hadlay wakiilka Qaramada Midoobe

May be an image of 7 people, suit and weddingMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia ahna Musharrax Madaxweyne Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Magaalada Muqdisho wuxuu kula kulmay Ergeyga Gaarka ah Qaramada Midoobey James Swan.
Musharax Xasan Cali Kheyre wuxuu kala hadlay James Swan xaaladda siyaasadeed ee dalka xili dalku cagaha gelinayo xiligii kala guurka.
Xasan Cali Khayre oo dhawaan Dalka ku soo laabtay ayaa sidan oo kale wuxuu kulamo ula qaatay siyaasiyiinta Dalka qaarkood waxayna isla gorfeeyeen sidii dalka looga badbaadin lahaa hubanti la’aanta  arrimaha doorashooyinka dalka xilli mudda xileedka madaxweyne Xasan sheekh ay ka harsantahay wax ka yar hal sano.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
May be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and suit
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -