HomeWarkiiXildhibaano badan oo Madaxweyne Xasan u soo jeediyay inuu is casilo

Xildhibaano badan oo Madaxweyne Xasan u soo jeediyay inuu is casilo

 

𝟭𝟬𝟯 𝗫𝗜𝗟𝗗𝗛𝗜𝗕𝗔𝗔𝗡 𝗢𝗢 𝗞𝗔 𝗧𝗜𝗥𝗦𝗔𝗡 𝗟𝗔𝗕𝗔𝗗𝗔 𝗚𝗢𝗟𝗘 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗔𝗥𝗟𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗢𝗢 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗘 𝗫𝗔𝗦𝗔𝗡 𝗦𝗛𝗘𝗘𝗞𝗛 𝗨𝗦𝗢𝗢 𝗝𝗘𝗘𝗗𝗜𝗬𝗔𝗬 𝟱 𝗤𝗢𝗗𝗢𝗕 𝗔𝗠𝗔 𝗜𝗡𝗨𝗨 𝗫𝗜𝗟𝗞𝗔 𝗜𝗦𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗦𝗜𝗟𝗢 (𝗪𝗔𝗥-𝗦𝗔𝗫𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war qoraala oo ay isla soo saareen waxay Madaweynaha Soomaaliya u soo jeediyeen eedo badan  iyagoona u soo jeediyay ilaa 5 qodob.

Xildhibaanadaan oo tiradoodu tahay sida warqada ku xusan 103 mudane ayaa madaxweynaha waxay ugu baaqeen hadii uu si deg deg ah u qaadan waayo soo jeedintooda inuu is casilo.

Qoraalka Xildhibaanada ayaa sidan u qornaa:-

May be an image of textMay be an image of textMay be an image of map and textMay be an image of map and textMay be an image of map and text

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -