Ciidanka amniga Iiraan oo heegan sare la Galiyay

0

 

 

 

 

 

 

Wasiirka difaaca dalka Iiraan General Amir Hatami ayaa sheegay in heegankii ugu sareeyay la galiyay ciidanka amniga si ay uga hortagaan weerar kasta oo ka dhan ah dalka Iiraan.

Maanta ciidanka amniga Jamhuuriyada Islaamka waxay ku jiraan heegan sare si ay uga fal celiyaan ayuu yiri arbacada Maanta.

Dhanka kale wuxuu intaa raaciyay in lagu fashilmi doono cunaqabateynta ganacsi ee ka dhanka ah Iiraan.

Hatimi ayaa tibaaxay in Mareykanka iyo saaxiibada uu ku leeyahay gobolka ay og yihiin awooda difaac oo ay leedahay dowlada Tehraan.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here