Danjiraha Soomaaliya ee Koonfurn Sudan oo La Kulmay Wasiirka Arimaha Gudaha Dalkaasi

Danjiraha dowlada Soomaaliya ee wadanka Koonfur Sudan mudane XuseenXaji Axmed oo ay wehliyaan Diblomasiyiinta Safaarada ayaa maanta,kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha wadankan Koonfur Sudan Michael

Chiangjiek Geay kaasi oo ay kawada hadleen arimo dhowr ah oo quseeya jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan wadanka Koofur Sudan.

Waxaan inti kulanka uu socday la isla meel dhigay sidii looga hortigilahaa dadka tahriibka ah kuwaasi oo marin ka dhigteen wadankan iyosidii meel looga soo wada jeesan lahaa muqalisiinta wax tahriibiya.

Danjire Xuseen Xaji Axmed ayaa sheegay in kulamadan ay noqondoonaa midjoogta ah waxa uuna intaasi raaciyay in ay ku dadaalayaan sidii loobadbaadin lahaa dhalinyarada soomaaliyeed ee ku la’anaya saxaraha.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII