Darawal Mooto Bajaaj oo Goordhow Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Dilkaan ayaa ka dhacay agagaarka Masjidka Marwaas degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir,kadib markii Askari ka tirsan ciidanka dowladda uu ninkaas rasaas ku furay.

Mid ka mid ah Darawalada Bajaajta ayaa sheegay  in dilka uu yimid kadib markii darawalka Mootada uu ku dhawaaday Gaari uu saarnaa Askariga wax dilay taas oo keentay in Askarii rasaasta furo.

Darawalkii Bajaajlaha ahaa ayaa isla Goobta ku geeriyooday,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in la qabtay Askarigii ka dambeeyay dilka Darawalka Bajaajlaha ah

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII