DEG DEG: Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM Oo qarax lagula eegtay Heliwaa

0

 

 

 

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM maanta lagula eegtay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa Miino ayaa la sheegay in lala bartilmaameedsaday Ciidankaasi, xilli ay marayeen inta u dhexeysa isgoysyada Soos iyo Ex Koontarool Balcad ee degmadaasi.

Qof goobjooge ah oo la hadlay dayniile ayaa sheegay in qaraxa uu haleelay mid ka mid ah kolonyada ay wateen Ciidamadaasi.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in qaraxa kadib rasaas xoogan ay fureen Ciidamada AMISOM , walow aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay rasaastaasi.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here