DEG DEG: Qarax Gaari Lagu Xiray Oo Muqdishu Ka Dhacay

0

 

Qarax ayaa goordhow waxa uu ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay in uu ahaa qarax gaari,ciidamo ka tirsan dowladda ayaa looga xiray miino.

Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan oo ka dhacay Isgoyska Shaqaalaha,waxaana la arkayay gaari gubanaya oo wadada dhinaceeda yaal

Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Degmada Hodan

 

 

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here