Dowlada Somalia oo ka hadashay duqeyn Maanta ka dhacday gobolka Bari

0

 

 

 

 

Hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Daacish.

Hawlgalkan oo ahaa duqeyn ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo xiriirro oo ka tirsan degmada Isku shuban ee gobolka Bari.

Hawlgalka oo dhacay 14-kii aprill ayaa ahaa mid ka mid ah dedaalada lagu wiiqayo awoodda Argagixisada laguna badbaadinayo Shacabka

Ciidanka Qaranka iyo saaxiibadooda Caalamiga ah waxay u taagan yihiin in aanay ka helin Soomaaliya gabbaad ay ku nastaan Cadawgu.

Dawladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii danbe dardargalisay Dagaalka ka dhanka ah Shabaab iyo Daacish oo ah Sharwadayaal u gayfan daadinta Dhiigga Shacabka.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here