Faah-faahin Qoys Xoolo Dhaqato ah oo Xalay lagu rasaaseeye Duleedka Gaalkacyo

Wararka ka Imaanaya Gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Weerar qasaaro dhaliyey ay rag hubaysan ku qaadeen qoys xoola dhaqato ah oo ku nool Duleedka Deegaanka Godad oo Dhaca Bariga Magaalada Gaalkacyo.

Inta la Xaqiijiyey hal ruux ayaa dhintay Tiro kale waa ay ku dhaawacmeen kadib Markii Xalay Kooxo Hubaysan ay Rasaasseen Qoys Xoola Dhaqato ah sida ay Dadka Deegaanka uu falku ka dhacay sheegeen halkaasi oo wali ay ka taagan tahay Xiisad ka dhalatay Dhacdadaasi.

Dhanka Kale Ma jiro wax dhaqdhaqaaq ah oo ay Sameeyeen Maamulada Galmudug iyo Puntland oo dhawaan Sameystay Ciidamo isku dhaf ah oo la Sheegay inay sugi doonaan amaanka Gobalka Mudug oo Caan ku ah Dagaal beeleed iyo Dilal ku salaysan Aanooyin Qabiil

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII