Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

0
C/qaadir Shariif Sheekunaa, Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed  ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo ka kooban 27 xubnood.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Guddiggaan ka kooban  27 Xubnood,loogu tala galay qabashadda  Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Bisha soo socota 17-keeda lagu wado inay dhacdo.

Gudigan oo Xildhibaanada la horgeeyay, ayaa Xildhibaanada waxa ay ku ansixiyeen cod aqlabiyad leh, waxaana ogolaatay 93 xildhibaan , halka 13 Xildhibaan ay diideen.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here