Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo taageeray Xil ka qaadistii Madaxweyne Xaaf.

Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu ku taageerayo Xil ka qaadistii Caawa ay ku sameeyeen Xildhibaano ka tirsan Galmudug Madaxweynaha Maamulkaasi Cali Gacal Casir.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay sax tahay xil ka qaadista iyo go’aanka Xildhibaanada ka soo baxay oo ay ku sheegene in ay Xilkii ka qaadeen Xaaf isagoo sheegay in ay jiraan Qodobo Dastuurka Galmudug iyo Xeer hoosaadka Baarlamaanka u ogolaanayo talaabada ay qaadeen.

Arintaan ayaa soo baxdey ka dib markii uu sare u kacey qilaafka soo kala dhexgaley maamulka Galmudug oo ka bilowdey Qilaafka ka jira Dadlka Khaliijka oo ay kala hor boodayaan Sacuudiga iyo Dowlada Qadar oo gaarsiiyey in maanta Xilkii laga Qaado Madaxweyne Xaaf.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII