Halkaan ka daawo Wasiirka arimaha Dibadda oo muwaadin Soomaliyeed ku dalbaday Askar Masaari ah

0

Muwaadin Soomaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Adan Gaas kuna noolaa dalka Masar kana  oo Cabashadiisa gudbisanaayey   qyaa Wasiirkq Arimaha Dibadda mudan Cawid ku dal baday Askar Masaari taa oo aad uga Caroodeen muwadiniintii Soomaliyeed ee Zafalada Joogay

Maxamed Adan Gaas ayaa  Wiil Aabahii Boosaaso ku soo dilay ku arkay dalka Masar isagoona Safaarada Soomaldq ku war galiyey in shaqsigaan la qabto isagoona noo sheegay in shaqsiga Aabahii dilay Safaarada Soomalida dhoofisay sidaana Wasiir Cawidna ugu dacwoonaayey  isagoona sheegay meesha uu   Wasiirka ka sugaayey in arintiisa wax ka  qabto Caay iyo Xarig uvu badalay isaagoona sheegay in lagu  dalbay Amniga Dalka Masar sida ka muuqata muuqalka hoose

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here