Hooyo Soomaliyeed oo La Ganaaxay Kadib Markii ay Sheegtay in aan La Guursanin Dalka Ingiriiska

Hooyo Shukri Yuusuf waa haweney Somaliyeed oo dawladda Britain ku ogaatay ka been sheegis ay ka been sheegtay xaaladeeda qoys iyadoo sheegtay inay tahay single mother(ama qof aan la guursanin) iyada iyo ilmahedana ay ku adagtahay nolosha sidaa darteedna uga baaahan tahay dawladda caawinaad qoyseed.

Sida uu daabacay Wargeyska The Sun ee kasoo baxa dalka Ingiriiska Dowladda dalkaas ayaa martigalisay Shukri Yuusuf muddo sanado ka hor kadib markii ay sheegtay in ay tahay qof dhibaateysan islamarkaana aan haysanin Nolol aad u fiican, waxayna dowladda dalkaas ay kusoo dhaweysay gacmo furan.

Balse sanado kadib ayay ogaadeen laamaha amaanka dalka Ingiriiska in shukri ay ahayd xaaska nin ka shaqeeya buses ka London(bus driver) waxaa lagu soo dalacay lacag dhan 102,000 oo pounds taa oo baaritaan la sameeyay lagu ogaadey inay ku iibsatay kuna socotay gaari qaali ah iyo guri heer sare ah.

Lacagta ay isticmaashay Haweeneydaan ayaa la sheEgay ineey ku socotay ama dawladdu siineysay 2008 ilaa iyo 2014 maadaama ay u sheegtay dawladda inay tahay single mother dawladduse baaritaan ayay kuwadday oo ugu dambeyn fashilisay shukri iyo ninkeedaba.

Ma ahan case ka shukri oo kaliya waxaa jira qoysas fara badan oo ka been sheega ama inkira iney is qabaan si ay usoo gasho lacag badan.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII