Jubbaland oo qabatay Waxyaabaha Qarxa

Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay waxyaabaha Qarxa iyo Raggii waday Qaraxyadaasi.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland Axmed C/laahi Ciise ayaa faah faahin ka bixiyay Raggan la soo qabtay iyo waxyaabaha Qarxa oo ay wateen, isaga oo sheegay Raggan in ay ka tirsan yihiin Shabaab.

Waxa uu sheegay in ay gacanta ku dhigeen ilaa Saddex Bambo-gacmeed iyo Raggii watay, isaga oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen iyaga oo aan lagu fulin hadafkii laga lahaa.

Axmed C/laahi Ciise Taliye ku xigeenka Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland ayaa u mahadceliyay shacabka Jubbaland oo ka shaqeeyay in Waxyaabahan Qarxa gacanta lagu dhigo.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII