Meydka Nin da’ahaa oo lagu arkay Duleedka Magaalada Muqdisho

MWaxaa Saaka Duleedka Magaalada Muqdisho lagu arkay Meydka Nin da’ahaa.

Meydkan Odaygan ayaa laga helay Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee Duleedka Caasimada Soomaaliya, waxaana jirkiisa ka muuqday rasaas, sida Dadka Degaanka ay  sheegeen.

Weli lama oga cidda ka dambeysa Dilkaasi.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII