Qaramada Midoobay oo Ka Digtay in La Yareero Dhaqaalaha La Siiyo AMISOM

Sarkaal sare oo ka Tirsan qaramada Midoobay ayaa dalbaday in teegeero dheeri ah la siiyo howlgalka midowga Africa soomaaliya ee AMISOM waxaana uu ka digay in ay ka dhalan karto cawaaqib xun hadii la waayo taageerada ciidamada amisom ay u baahanyihiin.

Haile Menkerios oo ah xoghayaha ergayga gaarka u qaabilsan qaramada midooway ee ururka  midowga Africa ayaa waxa uu sheegay in muhiim ay tahay sida ugu dhaqsyaha badan in lagu maalgeliyo midowga Africa waxaana uu ka codsaday wada shaqeyn buuxda oo dhaxmarta golaha amaanka iyo wadamada ururka midowga Africa.

Waxaana intaa uu raaciyiy halgankii socday 10-ka sano ee dib howlgalka AMISOM ugu qabsadeen inta badan gudaha dalka soomaaliya in aan dib loo celin maadama beesha caalamka aysan awoodin in ay bixiso dhaqaale ku filan howlgalka AMISOM.

Waxaa sidoo kale sarkaalka ka Tirsan qaramada midoobay uu hoosta ka xariiqay sida golaha amaanka ay kaga go’antahay taageerida nabadeed oo ay wadaan midowga Africa.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII