Qaramada Midoobe oo xukuumada Ciraaq ugu baaqday in rayidka la ilaaliyo

Saraakiisha Kurdiyiinta ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay qaxeen 100,000 oo qofSaraakiisha Kurdiyiinta ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay qaxeen 100,000 oo qof

Qaramada Midoobe ayaa walaac ka muujisay wararka sheegay in barakicin qasab ah oo gaar ahaan lagu bartilmaameedsanayo dadka rayidka ah ee Kurdiyiinta ay ka socoto waqooyiga Ciraaq.

Waxaa sidoo kale jira warar sheegaya in rabshado lagula kacay dadka Kurdiyiin waqooyiga Ciraaq.

Ciidamada dowlada ayaa la sheegay in ay dileen qof dibad bax cabasho ah dhigayay magaaladda Khanaqin.

Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa ku sii siqaya gooba ay horey u maamuli jireen xukuumada Kurdiyiinta.

Horey waxa ay Ciidamada Ciraaq gacanta ugu dhigeen magaalada qaniga ku ah Shidaalka ee Kirkuk, .

Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday xukumadda Baqdaad in ay xaqiijiso in la difaaco dhammaan dadka rayid ah.

Dhanka kale maamulka Kurdiyiinta Waqooyiga Ciraaq ayaa waxa ay soo dhaweeyeen wadaxaajoodka uu ku baaqay raisul wasaaraha Ciraaq.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII