QM oo Sheegtay in Laga Cabsi Qabo in Mar Kale Abaar Ku Dhufato Soomaaliya

Hay’ada Cunada iyo beeraha u qaabilsan qaramada Midoobay ee FOA ayaa tilmaamtay in xiligii saddaxaad oo isku xigta  la waayay roobabkii la filanayay iney ka da’aan dalalka bariga iyo geeska qaarada Africa oo soomaaliya ay kamid tahay taa oo keentay in lagu guuldareesto gurashada dalagii beeraha korna u qaaday dhimashada xoolaha waxaana malaayiin dad ahna ay sameeyn xoogan ku yeelatay abaarihii ugu dambeeyay ee ku dhufay bariga iyo geeska qaarada Africa sida lagu sheegay war ka soobaxay qaramada midoobay.

Dad tiradooda lagu qiyaasay 16 milion ayaa u baahan gargaar  bini’aadanimo oo ku nool dalalka Somalia,Kenya,Tanzania iyo Uganda waxaana  in ka badan 30% horay u saameeyay abaartii 2016-kii iyadoo bilaha soo socda la filayo in tirada ay kor u kacdo sida ay sheegtay hay’ada cunada u qaabilsan qarada midoobay.

“Tani waa markii sadaxaad oo qoysasku ay waayeen roobabkii la filayay, waxaana si fudud lagu seegay dalagii la guran lahaa” sidaasi waxaa yiri  agaasimaha ha’ada cunada iyo beeraha ee qaramada midoobay Dominique Burgeon, isagoo tilmaamay in si dhaqsi leh loo baahan yahay sidaa dadkan loo taageeri lahaa.

Waxaase deeganada ay sameesay abaaraha ka da’ay kala bar roobabkii la filay oo bilowday bishii March socdayna ilaa bishii May iyadoo rajo weyn ay gashay heerarka nolosha dadka ku nool gobalada abaaruhu ay ku dhufteen halka suuqyada qaar ay sare u qaadeen qiimaha dalalgyadii xiligaa soo go’ay.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII