Rag Hubeysan Oo Dad Shacab Ah Ku Dhaawacay Muqdisho

0

Waxaa saakay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dhaawacay laba qof oo shacabka ah.

Dad goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in falkan uu ka dhacay agagaarka Saldhiga Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir,isla markaana loo geystay labo ruux oo shacab ahaa,halka wararka qaar ay sheegayan in ay ahaayeen Ciidamo ka tirsan dowlada.

Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa la sheegay ay fuliyeen falkan dhaacawa loogu geystay  labada qof oo watay Mooto,iyadoo goobta durbo ka baxsaday.

Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya kuwa Booliska ayaa gaaray Goobta,waxaana halkaasi ay ka sameeyeen baaritaano la xiriira falka.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here