R/wasaare qeyre oo bari ku wajahan magaalda baraawe

Waraka ina soo gaaraya ayaa sheegay in bari uu ku wajahan yahay magaalada baraawe ee gobolka shabeelada hoose ila hda lama xaqiijin sababta uu raisul wasaare xasan cali qayre uu tegayo magaalada baraawe ee gobolka shabeelada hoose.

Wararka kle oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegaayaan in saadambe uu ku wajahan yahay magaalada baydhabo ee gobolka Baay ee maamulka koonfur galbeed sidoo kle lama oga sabta keentay in r/wasaare xasan cali qayre uu ubax booqashooyinkaas.

Raisul wasaare xasan cali qayre ayaa booqasho ku tagaya magaalooyinka baydhabo ee gobolka Baay iyo Magalada Baraawe ee gobolka shabeelada hoose lama oga sababta keentay booqashadaas iyo sababta uu usocdo.

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII