Ururuka maamula abaalmarinnada Oscar oo kulan degdeg ah leh

Weinstein ayaa si wayn u diiday eedaymaha loo soo jeediyay.Arrinta kale ee soo korortayna waxay tahay in booliiska magaalada New York ay BBC-da u sheegeen in ay raadinayaan shaqsiyaad ay wax ka waydiiyaan eedaymahan ka dhanka ah Weinstein ee 2004tii, booliiska New York faahfaahin dheeri ah kama bixinin arrintaas.

Filimo badan oo uu soo saaray Harvey Weinstein ayaa ku guulaystay abaalmarinno ay akaadeemiyaddu bixisoFilimo badan oo uu soo saaray Harvey Weinstein ayaa ku guulaystay abaalmarinno ay akaadeemiyaddu bixiso

Ururuka maamula abaalmarinnada Oscars ayaa kulan degdeg ah leh si ay uga baaraan dagaan doorka uu mustaqbalka yeelan doono Harvey Weinstein, arrintaas oo dabo socota eedaymaha tacadiyada galmada ee loo soo jeediyay.

Akaadeemiyadda hormarinta aflaanta ee The Academy of Motion Picture Arts and Sciences ayaa sheegtay in tacadiyada galmada ee loo haysto Weinstein ay yihiin “karaahiyo aan la aqbali karin”.

Akaadeemiyadda aflaanta Britain ee Bafta loo soo gaabiyo ayaa iyadu sheegtay in ay laashay xubinnidamiisii.

  • Weinsteinkaadeemiyadda Aflaanta ee Maraykanka ayaa 81 abaalmarin oo Oscar ah siisay shirkadda Miramax ee soo saare Weinstein. Waxayna sheegtay in ay Sabtida kulmi doonaan si ay “u falanqeeyaan eedaymaha ka dhanka ah Weinstein iyo tallaabada ay qaadanayso akaadeemiyadda”.
Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII