Waan Waan lagu sii deynayo Xaliimo yarey oo Dhuusamareeb ka socoto

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa wali ku xeran  magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Xaliimo yarey ayaa sheegtay in wali ay xerantahay oo xabsi guri ay ku jirto, ayada iyo xubno lasocday, waxaana hada socda waan waan lagu doonaya in lagu soo daayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey”.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII