War deg deg ah Bam gacmeedyo caawa hareeyo magaalada Muqdisho

Wali waxaa magaalada  Muqdisho caawa ka jira Bam gacmeed xoogan oo lagu weerarooyo goobo aan la ogeen wax yar ka dib waxaa la maqlayaa uun qaraxyo xoogan oo.la.ogeen cida rideysa

Qaraxa ayaan la ogeen u jeedkiisa iyo cida lala eeganayo

Dadka Muqdisho ayaa caawa wal walsab iyadoon lala yaaban yahay  wax ka qabasha la aanta ciidamada dowlada

Afayeenka Amniga ayaa wax ka wetdiinay waxuuna noo sheegay in ay jiraan qaraxyo uusan wax war ah ilaa iyo hada ka heyn

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII