War deg deg ah magaalada oo caawa hareysay qaraxyo been ah abuur ah oo daameesh ah

Waxaa caawa hareeyey magaalada Muqdisho  Qaraxyo been avuur ah sidaan ku heleyno wararka

Qaraxyada ayaa ah kuwa daameesh ah oo cidna waxba gaarsiineynin uyadoona goobaha ay ku soo dhaceyn cid wax ku noqotay aysan jirin

Daameeshyada  la soo risay oo beenta ah ayaa sameynayo qaxayo waaweyn taa oo mar qur ah magaalada Muqdisho qal qal galiisay

Dhowr goob ay ku soo dhaceen ayaan wax qarax sameyn cid ay wax gaarsiyeena ma.jirta madaama  sunta wax qarxisa ku jirin

Qal qalka dadka ayaa hada u.muuqda mid dagan oo cidna wax yeelin

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII