War deg deg ah waxyar ka hor oo .kooxaha Bajaaj wato Bam gacmeed kuweeraray is gooska Soppe ee magaalada Muqdisho

Sida aan warka ku heleyn eax yar ka hor ayaa kooxa wato Bajaaj kuweerareen isgooska Soppe ee magalada Muqdisho

Daqiiqad ka hor ayaa la.maqalay qarax banbaano oo lagu tuuray ciidamada Xasilinta gobolka Banaadir oo isgooskaas ku sugan walina.lama.haayo  cid wax ku qotay in kastoo ciidamada  ay rideen rasaas culus oo.la ogeen cid wax ku noqota wararkii ugu danbeye ayaa sheegayo in Bajaajka.la ursaday iyadoona la ogeen in la qabtay

Falka weerarka ayaa dhacay wax yar ka xiliga Muqdishona ay ahed 23 18 daqiiqa xiliga Muqdisho

Magalaada Muqdisho ayaa caawa  u aheyd xili   cabsi iyadoona magaalada ka dhaceen qaraxyo Daameesh ah oo cidna wax ku noqon.madaama  caawa ay tahay  habeenkii uvu horeysay ee Rabadaan

 

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII