Warqado Digniin ah oo lagu Daadiyay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha.

Warqado Digniin ah ayaa lagu daadiyay Goor dhow Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magalada Muqdisho.

Si gaar ah waxa loogu digay Ganacsatada Suuq Khaliifa Ee Bakaaraha Ilaa hadda lama oga Warqadahaan Cida ka dambeysa iyo Digniinta ay soo direen waxay salka ku hayaan oo aan la garaneyn .

Illaa Hada Lama Oga Cida Sida rasmiga ah uga Dambeysa Warqadahaasi Daadintooda Waxaana loo maleynaayaa in ay Ka Dambeeyaan Shakhsiyaad Gaar ah.

 

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII