Wasiirka Waxbarashada, masuuliyiinta Gobolka iyo daladaha oo ka shiray Imtixaankii la hakiyay

0

 

 

 

 

 

 

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Federalka Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda dalladaha waxbarashada ayaa si wadajir aqalka dowlada hoose ugu qabtay Shir ku saabsan arimaha imtixaanadka dalka

Masuuliyiinta ayaa waxa ay ugu baaqeen Ardayda dugsiyada sare iney ku noqdaan schooladooda islamarkaana 27 bishaan u diyaar garoobaan qaadista imtixaanadka sanad dugsiyeedka 2018/2019.

Masuuliyiinta ayaa tilmaamay in Dowlada Soomaaliya ay mar walba u taagan tahay ilaalinta mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed iyo in lasoo saaro arday tayo leh oo heesta shahaado sax ah oo aan musuq maasuq ku imaanin.

Maanta ayaa Magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka ayaa waxa ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeeday Go’aankii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada uu ku joojiyey Imtixaankii Dugsiyada sare ee socday.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here