Wiil Soomali ah oo lagu dilay wadanka Camada

Waxaa  wiil Soomali ah lagu dilay magaalada Toronta ee dalka Canada kaa oo la ogeen cida dishay

Dilkaan ayaa dhacay  Xalay iyadoona koixaha gurmadka deg deg isku sayeen in la caawo laakii  tiisa dhamatay uuna halkaa ku dhintay

Wiilkaan oo Aabahiis lafu magacaabo Cabdiqaadir Cali Taranbi  ayaa aad uga xumaaday dilka.loo geestay wiilkiis itadoon wiil hore looga dilay Abahaas Soomaliyeed oo aannilaag uga baryeena in uu samin imaan ka siiyo   madaama xanuun ay tahay geeridaas

Laamaha amniga  dalka Canada ayaan wqxba ka qaban dilka kafu haayo dhalinayarad Soomaliyeed iyadoona jirin baaritaan dhab ah ay sameyaa .vooliska dalkaas iyo cid loo soo qabto

Dilalka lagu haayo dhalinyarada Soomalida ayaa ah mid xoowli ku socda oo jirin cid wax muuqda ka qabato

 

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII