Xildhibaan sheegay in dowladda Xureyn la’dahay Wadada Maka Almukarama iyo Afgooye

0

 

 

 

 

Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadlay qorshaha agu doonayo in Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe.

Xildhibaano oo ku sugan degmada Afmadoow ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay weli xureyn la’dahay Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho iyo degmada Afgooye sida uu hadalka u dhigay.

Xildhibaanka ma sheegin dadka heysta ee laga xureynayo degmada Afgooye iyo Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho oo ay Dowladda Federaalka Maamusho

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here