Yuusuf Dabageed oo lamray in la soo xir

0

Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo ka biyo diiday xil ka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabelle.

Yuusuf Dabageed ayaa xeer ilaalinta maamulka Hirshabelle kusoo eedeeyay dambiyo badan ay kamid yihiin  xadgudub dastuurka Hirshabelle,abaabulid dagaal sokeeye,kutumasho astaan dowlad goboleed iyo mid qarameed iyo dambiyo kale.

Halkan ka Akhriso Warqada kasoo baxday Xeer Ilaalinta Hirshabeele

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here