Sixiroolaha weyn ee fadhiya Guriga Madaxtooyadda FARMAAJO ayaa Caawa Fidkii wuxuu ku soo Fasaxay Magaladda Muqdisho Labo Waraabe oo aan rabaayadd ahayn.

Dadweynaha degan Xafadaha Magaladda Muqdisho ayaan Cawa ku tukan Masaajiyadda Qarkood.

Lama oga ujeedada ka dambeeysa in Waraabe lagu soo dhex daayo Magaaldda waxaa laxiray Labo wariye oo ka shaqeeya idaacadaha Fm yadda Muqdisho kadib markii ay oga digeen shacabka labada waraabe ee ka soo fakaday Madaxtooyadda Muqdisho.

Hadda Websitedka dayniile.com wuxuu idila wadagayaa qaabka aad iskaaga difaaci kartaan

Qaabka aad iskaga difaaci karto warabaha Taladaan Qaado Waa Muhiim …

Hadii aad Waraabe arakto haka ordin ee u Fadhiiso xitaa hadey laba yihiin isku day inaadan ordin .

Marka aad Warabahasi kadis kaaga soo hor baxo meel meesha ay doontaba ha ahaate haka baqin sabato ah asagaba waa kula mid marka ay indhihiin isqabtaan sidaada camal ayuu ubaqa

Hadii uu dhankaaga talaabo usoo qaado waa warabehee ha dhaqdhaqaqin cabsina yuu kaa dareemin marka uu kuu imaado

Waxa aad beegsata lugta Midig ee Dambe sababto oo ah awoodiisa dhan ayaa halkaas ku jirto isku day in aysan kaa fakan lugta oo aad ka jabiso.Ama Afka gacanta kawada Gali

Xitaa hadeu laba waraabe yihiin isku day inaad lugtaa ka qabato oo badbaadi naftaada

Tan kale u qeyla dhaami qof sifiican u yaqaana waraabaha adigo Guuxaya .

Adiguna Maxaad sameen laheyd Talo nagu Darso ..

Waraabe waa halis ..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here