Boqor Burmadow ayaa diiday inuu dhiso Farmaajo ama taagero. Uga digay kuwa daba socdaa inay ka Haraan oo aysan ku dabo lumin inta ay goori goor tahay.

Boqor Burmadow ayaa loo soo adeegsaday kooxo CBB Cayayaanka Baraha Bulshada oo hal qoraal ah, iyaga oo doonaya inay jilbaha dhulka u dhigaan oo ka hor keenaan dadka Somaliyed, ka dibna uu is dhiibo oo qasab ku taagero Farmaajo.

Waxa Cali Yare Cali ka dhawaajiyay Waxa Cali Yare Cali ka dhawaajiyay waa in Buurmadow lagu Handado Farmaajo Dhis
Dadka iska Qeylo Raaca ah ee reer Koonfureed sidaas u fahma arinta.

Burmadow waxaa uu ka dhaartay inuu dhiso Farmaajo. Waxaa lagu soo daayey CBB Cayayaanka Baraha Bulshada si loo qasbo. Dhis
Dadka iska Qeylo Raaca ah ee reer Koonfureed sidaas u fahma arinta.

Burmadow waxaa uu ka dhaartay inuu dhiso Farmaajo.

Waxaa lagu soo daayey CBB Cayayaanka Baraha Bulshada si loo qasbo.

Halkan kala socda Wararka Xaqiiqda ee Dalka Soomaliya ama ku Xirnoow

 

Websitedka www.dayniile.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here