Dagaal xoogan ayaa ka socda dhanka aaga Basro kaa oo ku bilaawday qaraxyo iyo Dagaal toos ah ay soo qaadeen xoogaga Alshabaab

Dagaalka oo xoogiisa uu socday muda saacadaha ayaa noqonayo kii ugu cuslaa oo wayahaan ka dhacay halkaasi

Ilaa iyo hada waxaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteeen 6 Askari oo kq tirsan Ciidanka Haramcad iyadoona Jimcadii horena halkaa lagu dilay taliyahii Haramcada Farxaan Qaroole

Xalka ayaa ah aloow sahal iyadoona dhimashada ay ka badan tahay intaas aan soo sheeganay

Inta la huba waa 6 askari kuwaa oo ka muuqda sawiradooda

Alshabaab oo la filay in ay godoon gasho ayaa hada u muuqata mid la soo baxday awood kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here