Guddiga doorashada Somaliland ayaa goordhow shaaciyey inay maalmaha soo socda qaban doonaan doorashada 9 kursi oo kamid xildhibaanada golaha shacabka ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi (Somaliland).

Hop214,

Hop218,

Hop226,

Hop233,

Hop208,

Hop210,

Hop272

,Hop202,

Hop225,

iyadoo maalinimada beri ahna madax dhaqameedka kuraastaasi leh la faray iney soo xaadiraan, si tababro loo siiyo.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro, ayaa talaabadan soo dhaweeyay, isagoo maamulada kalena faray iney si deg deg u soo saaraan jadwalka doorashada xildhibanaada aqalka hoose.

9 kursi uu shaaciyay Guddiga doorashada Somaliland iyo Xildhibaannada hadda ku fadhiya:

1- #HOP214 Dr. Cilmi Maxamuud Nuur

2- #HOP218 Cabdow Maax Faarax

3- #HOP226 Maryan Maxamuud Ciise

4- #HOP233 Yurub Axmed Raabi

5- #HOP208 Jamaal Xasan Ismaaciil

6- #HOP210 Faadumo Xasan Cali

7- #HOP202 Aamina Cumar Jaamac

8- #HOP225 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

9- #HOP272 Guuleed Caydaruus Cige

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here