Dagaalame ka tirsan Alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Milatariga Somalia gaar ahaan qeybta 60–aad.
Ninkaan oo lagu magacaabo Adan Isaaq Iidoow islamarkaana Alshabaab looga yaqaan Ayuub dhèere ayaa ka hadlay sababta uu uga soo goostay alshabaab.
Ayuub dheere wuxuu sheegay inay uga soo tagay kooxda uu ka tirsanaa dhibaateynta shacabka iyo ka been sheegida Diinta Islaamka.
Ayuub dheere wuxuu kooxdaan u qaabil sanaan jirey waxay u yaqaanaan jabhadaha isagoona mudo 7 sano ka tirsanaa.
Wuxuu ka qeybqaatay dagaalo badan kuwaasoo ka kala dhacay gobolada Shabeelaha hoose iyo Bay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here