PTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Galabta Kormeeray Ciidan Ku Xareysan Akadeemiyada Boliiska Gen. kaahiye.

Kormeerka Taliyaha Ciidanka Booliiska S/guuto Sulub Axmad Firin Ayaa ku aadanaa Ka qeyb galka Munaasabadda 15 May, 2024 ee Ku Beegan maalinta berri.

Advertisement

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa Warbixin Ka dhageystey Taliyaha Akadeemiyada Boliiska Gen. Kaahiye S/guuto Mukhtaar Gaabow.

Taliyaha ayaa kula dardaarmeyn in loo adkeysto Shaqada adag ee na hortaala iyo Sidii Ummadda Soomaliyeed looga qaban lahaa Kooxahaan Khawaariijta.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here