Degdeg -Ururka Alshabaab ayaa sheegay in ay dhawaan baahin doonaan Documentary film lix qaybood ah, kaasi oo ay kaga hadlayaan falanqeyn ay ku sameyn doonaan xukuumadda madaxweyne Farmaajo ee wakhtigeedu sii dhammaanayo.

Alshabaab ayaa muuqaalladan taxanaha ah cinwaan uga dhigtay, “Farmaajo: Ballanqaadyo Been ah iyo Himilo Halaanhal ah”.

Lixda qaybood ee uu ka kooban yahay filmkan Documentary-ga ah ayay Alshabaab sheegtay in ay kaga hadli doonnaan qodobadan;

1.Doorasho Mise Xulasho
2.Tartanka Qabsashada Soomaaliya
3.Dhaqaalaha Soomaaliya
4.Federaaleynta Soomaaliya
5.Ciidanka Soomaaliya
6.Dowlad Fashilantay.

Warsaxaafaddeedkan hoose ee ku qoran Englishta ayay soo saareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here