Dagaalbyahanada Alshabaa ayaa war ay soo saareen waxay ku sheegteen markii ugu horeysay inay ka qeybqaateem Dagaalkii Mareykanka askarta looga laayay Magaalada Muqdisho.
Mahad Warsame Abuu Cabdiraxmaan oo loo yaqaan Mahad Karataay ayaa ka sheekeeyay dagaalkii 1993-kii isagoo sheegay inuu ka qeyb galay.
Mahad Karataay wuxuu xusay inay Alshabab qeyb weyn ku lahaayeen dagaalka iaagoo tusaale ahaan u soo qaatay inag qaraxyo Mareykanka u dhigeen nawaaxiga Dekada iyo Isbitaalka Madiina.
Sidoo kale wuxuu sheegay in Aadan Ceeeoow uu isna ku jirey dagaalkaasi isla markaana ay xitaa gacan ku lahaayeen soo ridistii diyaaradihii Blach Howk shown loo yaaaanay.
Waa markii ugu horeysay Alshabaab ay sheegtaaan inay qeyb ku lahaaayeen dagaalkii Ciidamada Marwykanka looga laayay Muqdisho islamarkaana diyaaradaha looga soo riday.
Alshabaab ayaa sida la ogyahay laga bartay Soomaaliya 15 sano ka hor markii ay soo if baxday Dowladii Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed 2009-kii.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
https://m.ok.ru/dk?st.cmd=moviePlaybackRedirect&st.sig=0708eda273ee7bc62fb297ba7d6c1d0418d839d7&st.mq=3&st.mvid=6829609323100&st.ip=192.145.170.252&st.dla=on&st.exp=1698749899619&st.hls=on&_prevCmd=movieLayer&tkn=697&__dp=y&__dp=y