Dagaalame ka tirsan Alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibay
Taliska Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka.
Ninkaan oo lagu magacaabo Ibraahim Cali Maxamed ayaa kla hadlay sababtuu uga soo baxay kooxdaasi isagoo sheegay inay jiraan culeysyo badan oo ay kala kulmeen howlgalada iyaga ka dhanka ah ee Ciidamada Xoogga Dalka ay kala kulmayeen.
Ibraahim Cali Maxamed wuxuu xusay in markisii hore uu kooxda Alshabaab kaga biiray deegaanka Ufurow ee gobolka Bay.
Sidoo kale wuxuu sheegay inuu tababarka ku soo qaatay gobollada Bay iyo Jubbada Dhexe xiligii uu ku biiraayay kooxdaasi.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 1 person and smiling
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here