Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqalka Sare Sanatar Sareedo Maxamed Xasan (Jayte) ayaa shir guddoomisay kulan xubnaha guddiyada Haweenka labada aqal ee Baarlamaanka JFS ay maanta la qaateen xubno ka socday ururada bulshada rayidka.
Kulanka oo ku saabsanaa kala warqaadasho iyo dardar gelinta howlaha shaqo ee guddiyada Haweenka, ayay Guddoomiye Sareedo Haweenka ururada bulshada rayidka ah la wadaagay warbixin ku saabsan howl-qabadkoodii waxyaabihii u qabsoomay iyo faalooyin kal.

Sidoo kale labada dhinac waxay  guda galeen  dood iyo falanqayn ku saabsan dejinta jadwal shaqo oo ay ku wada shaqeeyaan kutlada Haweenka Baarlamaanka iyo ururada bulshada rayidka ah.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Dadwaynaha
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 7 people, people studying, table and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here