Boosaaso: Cutubyada sida gaar ka ah u Tababaran ee Ciidamada PMPF oo hawlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay sharwade ku hubaysan Walxaha Qarxa, kaasi oo ka tirsan kooxaha Argagixisada ah ee cadawga ummadda Soomaaliyeed.
Hawlgalladan qorshaysan oo ciidanku si joogta ah u fuliyo markasta waxa ay xalay ku qabteen Bambooyinka Gacanta ee sababa Qaraxyada xooggan.
Gaadiidkii lagu wadey iyo sharwadihii watey hubkaasi, kaasi oo ujeedkiisu ahaa inay ku waxyeeleeyaan shacabka magaalada Boosaaso. Ciidamada PMPF marna cadawga uma ogolaanayaan inay shacabkooda waxyeelo u gaystaan.
XIGASHO WARBAAHINTA PUNTLAND
May be an image of 3 people and textMay be an image of textMay be an image of 4 people and textNo photo description available.May be an image of 3 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here