Amni Xumo soo wajaday magaalada Muqdisho 4 Qof oo siyaabo kala duwa loogu dilay Xalay

0

3 Asbuuc ee u danbeysay waxay magaalada Muqdisho la daalan dhaceysay Amni xumo baaxsan kadib markii Gaabsi ku yimid howlahii Amni ee magaalada

Waxaa ka dhacay dhowrkii Cisha ee la soo dhafaay Qaraxyo iyo weeraro toos ah taa oo waayadii hore si weyn looga nastay

Xalay 4 Qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Muqdisho kuwaa oo lagu kala dilay Howl wadaag ,Waabari iyo Degmooyin kale

Macada sababta loo dilay iyo cida ka danbeysa waloow loo badinayo Alshabaab

Dadka inta badan ayaa isweydinayo sababta keentay markii Xilka sida sharcidarada looga Tuuray Xasan Cali Kheyre Dalka Amnigiisa Xumaado

Si kastaba ahatee Abuucii la soo dhafaay ayaa Muqdisho waxaa ku dhintay sida ay qireen madaxda Dowlada ilaa 50 Qof oo si yaabo kala duwan loogu dilay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here