Askari goor dhowayd lagu dilay Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  dil goor dhow ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in Dilkan  uu  ahaa mid qorsheysan,  waxaa lagu soo warramayaa in loo geystay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda.

sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in dilka uu ka dhacay agagaarka qeybta Cabdalle Shideeye, iyadoona lagu kala cararay meesha ay wax ka dhaceen.

shalay ayay ahayd markii askari ka tirsan Ciidamada Dowlada oo shalay lagu dilay isla suuqa bakaaraha, tani waxayna cadayn u tahay in shabaab Suuqa bakaaraha ay ku leeyihiin awood buuxda.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here