Askari ka tirsan ciidamada Milateriga ee Somaliland ayaa goordhoweyd toogtay AHUN Mursal Maygaag oo ahaa Taliyihii xerada kaarayasha Somaliland ee Gobolka Togdheer.

Wararka ayaa sheegaya in Askariga dilay Taliyaha gacanta ay ku dhigeen Ciidamada Somaliland ee magaalada Togdher.

Sidoo kale Warar hor dhac aha ayaa sheegaya in Taliyaha Markii la dilayay uu joogay Gurigiisa, waxaana ka soo baxaya warar kala Duwan qaabka loo dilay, Taliyaha

 

 

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here