Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaaday Mudane Maxamed C/laahi farmaajo Biri Shacabka Somaaliyeed Waxay ka sugayaan khudbad la mid ah tii uu jeediyay Raiisul Wasaarahii hore ee United Kingdom Winston Churchill 4th June 1940

Madaxweyne Biri Shacabka Somaaliyeed Waxay ka sugayaan khudbad ka duwan tii aad nagu dhafrisay habeenkii 28 April 2021 Waxaa kuu furan hal jid kaas oo ah inaad iscasishid oo kaliya mar hadii ay aduunyadi oo dhan ay diideen mashruucii mudo kordhinta USA,AU EU ,UK UN Xataa brother Congo DR

Mudane madaxweyne Waxaan kugu xasuusan doonaa
Weerarkii 19 February waxaan kale oo aan kugu xasuusan doonaa inaad siyaasadeysay Ciidamada qalabkasida ee Somaliyeed oo aad Xaaafadaha Hodan , Howl Wadaag, karaan, c/casiis aad kabara kicisay maato ubadan Dumar & caruur iyo inaad Wadan kale oo Africaan ah aad Walaalo nooga dhigtay Congo DR , Waxaan ogaa shanta Somaliyeed inay Walaalo yahiin Lakiin Hada Congo DR ayaa nagu soo biirisay Waa dhaxalkii madaxeeyne farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here