Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe iyo Guddoonka Baarlamaanka Maamulkaas ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo muddo xileedka baarlamaanka iyo Madaxweynaha oo hada ah afar sano.

Guddiga dastuurka ee baarlamaanka HirShabeelle ayaa maanta baarlamaanka u qeybiyay soo jeedin ah “in la badalo dastuurka qodobka ka hadlaya muddo xileedka baarlamaanka iyo Madaxweynaha lagana dhigo shan sano, halka ay tahay afar sano”

Sababta arintaan ayey ku sheegeen in lakala weeciyo doorashada Soomaaliya iyo midda HirShabeelle balse waxey dadka qaar is weydiinayaan sababta loogu fikiri waayay in bilo la soo hormariyo doorashada HirShabeelle, halkii hal sano lagu darsan lahaa.

Adiga maxeey kula tahay in maamulkii maalmo ka har la doortay raadinayo muddo korarsi?

Wariye Maxamed Rooraaye

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here